Caweeska Radiofabrik
(Diese Sendung war von Juni 2015 bis Juli 2018 im Programm der Radiofabrik zu hören)
Somali PrimeTime Radio Program
Caweeska Radiofabrik: waa Barnaamij ku bixi doona Af-Somaali oo laga sii deyn Doono Radio Fabrik Salzburg Barnaamijku waa Barnaamij loogu tala galay Dadka Somaaliyeed ee ku nool Austria guud ahaan gaar ahaan dadka Ku nool Gobolka Salzburg oo ah halka Radio Fabrik kasoo baahiyo.
Fabrikant*innen vorgestellt: Caweeska Radiofabrik
Fabrikant*innen vorgestellt: Neuland für alle
